SIDEE WEBSITE LOO SAMEEYA?

 


Waxa jiro,marki laga so tago Hosting iyo Domain kuwo kale o badan Balse an kaga so qabto kuwa ugu muhiimsan wayo Aalado badan hadi aad Website kadu leeyahy waxey ka dhigayaan Culays kaas o inu so kaco waqti qadanayo.umana fiicna taas macamiilka Wensite kada yimid.

Maxa kaloo u bahanahay?

Tan waa qaabdhismeedka website kaadu u yaalo taas o ka sacidayso inaad meel qurux badan lagugu so booqdo.Waxaad ku helaysa si iblaash ah midabo badan o ku Qanqciyo kuwas o kaga baaahan o kali inaad so gashato Website kaada

WordPress Theme

Ssl certificate

Wa qufulka yar ee website qaybtiisa kore ka muuqdo waana .id laga helayo website kasto.Waa mesha ugu fican dhanka amniga marki laga hadlayo website an laheen dadka ma aminayaan o waxey la baqayaan xogtooda in la fafinaayo.Tusale hadk ad wax ku gadaysid website kadu uusan laheen qufulkaas waxad u badantahy dadka iney wax ka gadanin

Elementor

Wa App ama plugin taas o sahalysa in aad website samayntiisu kaga bixin lacag kagana baahneed cilmi badan oo lasi diyariyay waxad Samaynaysidna u yahay inaad wixii qorna iska tirtirtid kuwa aad ledahyna ad ku qoratid.Meel fican aya iminka la maraya o wayo uma bahnid cilmi Coding HTML,CSS, Javascrip,Php,inad baratid waba lagu diyaariyay.

Starter templete

Waxey la mid tahay mida ka koreysa oo waxey sahlaysa Inad sidii adiga aad doontid inuu u ekaado quruxda iyo bilicda website kadu aad kaayelatid adigo siticmalayo Naqshado horay lo diyariyay.

Pages

Pages-Wa Bogoga website kada ad ku oqrtay xogta ad so gudbisay taas ah mesha ugu muhiimsan Website kaada halkaas awxa ku qoran maa ad ku qoraysa wixi maclumad ah ood ayhsid si ewbsite kaadu u noqdo imd xajmi leh ooy dadku arkaan Google ranking wax la dhaha u gaaro o ah inuu boga Hore e sualaha marki laso radiyo Website kadu noqdo mid muuqanayo

Adigu inaad website ad ledahy aad samaysatid ood ka mid noqotid dadka jawabaha la radinayo so gudbiya iyo maclumaadka waxey kugu qadanysa wax yar taas oo ah inaad so gudbisid maclumaad Qofki badi gibaayay qanciya.Google waxey ledahy A.I waxa logu yero oo ah(Artificial Intellegent) oo oganayo qiimaha ay leyihiin waxa ad so bandhigtay iyo wixi horay logu so gudbiyay kuwas o ku kaydsan xagga kadya ee Google.

Hadii adaku qanacday oo intaasn ad smaysay axwad diyar u tahay inaad bwseite kaada lacag kasaamysid oo uu ku noqdo hsaqa lacag ka so gasho o waliba mehrad ad ledahy ku noqdo.Website ka axadw lacag oga si samyn karta marki laga tago sidan cashirihi hore niaad wax ku hadx gdaid,wa hadi ad ledahy xirfad ad si gadayso adigo baraayo dadka aan aqoonin taasoo kor kugu si qadeso inadd lacag badan kasi samaysid Website kaada.

Comments

Popular Posts